Annaa Keenay: Annaa Qaatay>Keeba Xaq-Alle ah…?

Anna Keenay (Munaafaqad-Side Media)

Anna Keenay (Munaafaqad-Side Media)

Kol hadday Somaliland ay marayso Annaa keenay ay ku jirto Munaafaqad Siyasadeed oo ah (Side Media), oo looga dan leeyahay ujeeddo kale oo dheeldheelis ah., Haddaba iyada oo ka wax ku dheeldheela Alle yahay, ayaan Anniguna Dacwadan aan Allaha Awoodda leh Xaqa xukunkiisa kaga dalbayo u gaadhsiiyey, oo aan Anniguna idhi: Kol hadday taagan tahay Annaa Keenay = Annaa Qaatay oo xukun xaq Alle ku sheegtay, ee Rabbi-Allow Xaqa kale sug <Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin>

Annaa Qaatay Xukun xaq-Alle dhe...!!!

Annaa Qaatay Xukun xaq-Alle dhe...!!!

Haddaba Akhristayaal, idinkuna Dacwaddan noo kala xukuma idinka oo xaqa-Alle eegaya……<<<Waad Mahadsan Tihiin>>>>

March 12, 2009 at 5:00 am Leave a comment


CALENDAR

November 2014
M T W T F S S
« Mar    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930

WARARKII HORE


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.